U soo gudbi dukumiintiyo dheeri ah CGRS

Ku dir dhamaan dukumiintiyada dheeriga ah ee aad soo ururisay, sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka ah CGRS, adigoo ku diraya  cgra-cgvs.dispatching@ibz.fgov.be.

Haddii aad  doonayso inaad u dhiibto CGRS dukumiintiyo orjinaal ah, waa inaad ugu soo dirtaa dukumintiyadaan CGRS habka boostada diwaangashan - Ernest Blerotstraat 39, 1070 Brussels.

Had iyo jeer ku buuxi magacaaga iyo feyl lambarkaga:

convocatiebrief

convocatiebrief